Sheeko madadaalo

ciyaariyahan kii hore ee kooxaha real madrid iyo acmilan iyo mancity ee robinho ayaa isagoo real madrid jooga soo dalbatay kooxda man city mar kaas buh mooday kooxda man unated mar kaas muu aqoon man city koox la dhoho mar kuu qolka labiska soo galay buu ka waayey rooney fardinand schools vidig markaas buu yir meeye ciyaartoydaasi waxaa dheeheen waxay u dheelaan man unated lakiin alhalakani waa man city markaas buu yaabay for a funny halyga raali noqdo tageerayaasha man city🫡😂

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Wararkii ugu dan beeyay ee kubada cagta !