Wararkii ugu dan beeyay ee kubada cagta !

 

Khuseeya war keenu ciyaariyahan danilo perira




wuxuu khuseeyaa warkeenu ciyaariyahan Danilo Pereira, ayaa u yimid Saudi Arabia si uu u noqdo ciyaaryahan cusub oo oo ka dheela horayaalka sucuudiga iyo weliba kooxda al itihad ah ka dib markii uu heshiis 5 milyan euro ah la galay PSG. nasiib wacan danilo pereira

Comments