Posts

Showing posts from September, 2024

Sheeko madadaalo

ciyaariyahan kii hore ee kooxaha real madrid iyo acmilan iyo mancity ee robinho ayaa isagoo real madrid jooga soo dalbatay kooxda man city mar kaas buh mooday kooxda man unated mar kaas muu aqoon man city koox la dhoho mar kuu qolka labiska soo galay buu ka waayey rooney fardinand schools vidig markaas buu yir meeye ciyaartoydaasi waxaa dheeheen waxay u dheelaan man unated lakiin alhalakani waa man city markaas buu yaabay for a funny halyga raali noqdo tageerayaasha man city🫡😂

Wararkii ugu dan beeyay ee kubada cagta !

Image
  Khuseeya war keenu ciyaariyahan danilo perira wuxuu khuseeyaa warkeenu ciyaariyahan Danilo Pereira, ayaa u yimid Saudi Arabia si uu u noqdo ciyaaryahan cusub oo oo ka dheela horayaalka sucuudiga iyo weliba kooxda al itihad ah ka dib markii uu heshiis 5 milyan euro ah la galay PSG. nasiib wacan danilo pereira